War cusub oo ka soo kordhay jidadkii mudada xirnaa ee magaalada Muqdisho

Waxaa saaka dib loo furay qaar ka mid ah wadooyinkii magaalada Muqdisho oo xirnaa tan iyo bishii Ramadaan iyo maalmihii ciidul fitriga. Waxaa ka mid ahaa wadooyinka xirnaa ee dib u furmay wadada Maka Al-Mukarama ee isku xirta xarunta madaxtooyada Somalia iyo garoonka Aadan Cadde taasoo ah mida ugu mashquulka badan magaalada Muqdisho. Saraakiisha dowlada … Continue reading War cusub oo ka soo kordhay jidadkii mudada xirnaa ee magaalada Muqdisho